Khilaaf soo kala dhax galay Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed iyo Doorashadii oo joogsatay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhax galay Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo kuxigeenkiisa Yuusuf Dabageed. Khilaafka wararku sheegayaan in uu salka ku hayo doorashada kursi katirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka gaar ahaan kursiga ay leedahay Beesha uu kasoo jeedo Yuusuf Dabageed … Continue reading Khilaaf soo kala dhax galay Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed iyo Doorashadii oo joogsatay